Wadooyiinka xaafada garsoor ee galbeedka magaalada Galkacyo oo dib loo furay.

0
169

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ayaa dib u furay waddooyin xirnaa oo dhaxmara xaafada garsoor ee galbeedka magaalada taasi oo aay marritaakeeda caqabad ku ahaa gaadiidka iyo dadweuynaha

Waddooyinkan ay doowlada hoose furtay ayaa muhiim u ahaa isusocodka gaadiidka iyo Dadweynaha.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi