Warshad kiimiko oo ku qaraxday shiinaha oo ku dhinteen 44 ruux

0
252

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ugu yaraan 44 ruux ayaa ku dhimatay dalka shiinaha kadib markii Warshad kiimiko  ah ku qaraxday waxaana ku dhaawacmay 90 ruux oo kale, sida ay ku warrantay warbaahinta dawladda.

Qaraxa ayaa ka dhacay shirkadda kiimikada samaysa ee Tianjiayi oo ku taalla magaalada Yancheng  dan oo samaysa waxyaabaha bacriminta loo adeegsado.

Waaxda dhulgariirka qaabilsan ee dalka Shiinaha ayaa ku warrantay in dhulku uu gariiray 2.2 marka uu qaraxu dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here