Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka wasaarada Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle ayaa Digniin Adag Kasoo Saarty Khataraha Ka Dhalan Kara Biyaha Webiga Shabeele Xilli Webiga uu Keenay Biyo Hore Leh.
Roobab xoogan oo isbiirsaday oo ka da,ay dalkeena iyo gudaha dalka itoobiya ayaa sababi kara in wabiga uu karkaarada jabsado saameyne uu ku yeesho beeraha iyo dadka dagan hareeraha wabiga.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan