Wasaarada maaliyadda Jubbaland oo bilaabeysa qaadista canshuraha gaadiidka

0
110

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradaha Maaliyadda iyo Gadiidka maamulka Jubbaland ayaa si wada jir ah u sheegay inay dhamaan deganada iyo degmooyinka maamulka jubbaland aay ka bilaabayaan qaadista canshuuraha gadiidka.

Gadiidleyada ka sheeyo Maamul Gobaleedka jubbaland ayaa loogu baaqay inay dhameytirtaan dhamaan sharciyada gadiidka si loo bilaabo qadista canshuuraha.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.