Beeraleyda magaalada Baran oo ka cabanaya biyo la’aan.

0
25

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qaarkamid Beerleeyada degmada baran ee Gobalka sanaag ayaa waxaa soo food saartay xaalad biyo yari taas oo sababtay in dalagyadii ay beereen in ay ka qalalaan beerleeyada maadama degmada aysan laheyn wax ceel ah oo biyaha laga cabo.

Biyo la.aanta ka jirto Gobalka ayaa sameysay Beerleeyada dadka iyo duunyada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.