Kulan looga hadlayay mideeynta canshuuraha oo lagu qabtay magaalada Xingalool ee Puntland.

0
21

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kullan looga hadlayey dar-dargelinta iyo horumarinta nidaamka cashuur qaadista ayaa lagu qabtay Degmada Xingalool.

Waxaa kasoo qaybgalay kulanka mas’uuliyiin ka socotay Degmada Xingalool, qurbo joog iyo Hay’addaha ku shaqada leh qaadista Canshuuraha.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey