Wasaaradda beeraha Hirshabeelle oo beeraleyda ku boorisay korinta wax soo saarka.

0
19

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaradda Beeraha iyo Waraabka mamulka  Goboleedka Hirshabelle ayaa  beeraleyda Deegaanada Hirshabelle ugu baaqday kordhinta Wax soo saarka beeraha  Xilli roobaadka Guga.

Beerleeyda deegannada Hirshabeelle ayaa hadda wada dadaalo ay ku doonayaan inay ku tacbadan beerahooda maadaam la guda galay xili roobaadkii Guga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.