Wasaaradda beeraha Soomaaliya oo daah furtay qorshe lagula dagalamayo Ayaxa

0
231

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka beeraha iyo waraabka xukuumadda federaalka Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid ayaa magaalada Muqdisho ka daah furay wajiga labaad ee la dagaalanka Ayaxa kaasoo fara ban ku haya qeybo ka mid ah deegannada Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Jubbaland.

Warbixintann waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here