Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo soo saartay jadwalka imtixaanka bilaaban doona 27-ka bishan.

0
314

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka imtixaanka bilaaban doona 27-ka bishan kaasoo socon doona muddo shan maalmood ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here