Wasiirka maaliyadda oo dhagax dhigay xarunta ilaalinta cashuuraha

0
291

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa dhagax dhigay xarunta ilaalinta  canshuuraha iyo xarumo kale.

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in xarumahan ay muhiimad u lee yihiin dakhli ururinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here