Wiil darbijiif ahaa oo si sahlan ku helay malaayiin doolar.

0
307

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wiil darbijiif ahaa ayaa aad u amaanay taageerada uu ka helay “shabakad u istaagtay caawintiisa ” ka dib markii loogu yaboohay deeq waxbarsho o u dhiganta 3 milyan oo doolar.

Wiilkani guri la’aanta ah ayaa waxa uu boosas ka helay in ka badan 40 kuleej.

Tupac Mosley, oo ka soo jeeda magaalada Memphis, ee gobolka Tennessee,ayaa guri la’aan noqday ka dib markii uu aabihii geeriyooday 2017.

Qoyskiisa ayaa waxay la kulmeen dhibaato dhaqaale islamarkana bishii February ee sanadkan ayay u wareegeen hoy kumeegaar ah.

Wiilkani oo 17 jir ah  ayaa  u mahadceliyay “dadkii taageeray ” iyo doorkii ay ka ciyaareen guushiisa.

“Haddii aysan ahayn saaxibaday,qoyskeyda iyo maclimiinteyda oo i garab taagnaa ilaa xilligaas meeqaamkan manta aan gaaray ma soo gaareen,” ayuu yiri Mosley.

u amaanay taageerada uu ka helay “shabakad u istaagtay caawintiisa ” ka dib markii loogu yaboohay deeq waxbarsho o u dhiganta 3 milyan oo doolar.

Wiilkani guri la’aanta ah ayaa waxa uu boosas ka helay in ka badan 40 kuleej.

Tupac Mosley, oo ka soo jeeda magaalada Memphis, ee gobolka Tennessee,ayaa guri la’aan noqday ka dib markii uu aabihii geeriyooday 2017.

Qoyskiisa ayaa waxay la kulmeen dhibaato dhaqaale islamarkana bishii February ee sanadkan ayay u wareegeen hoy kumeegaar ah.

Wiilkani oo 17 jir ah  ayaa  u mahadceliyay “dadkii taageeray ” iyo doorkii ay ka ciyaareen guushiisa.

“Haddii aysan ahayn saaxibaday,qoyskeyda iyo maclimiinteyda oo i garab taagnaa ilaa xilligaas meeqaamkan manta aan gaaray ma soo gaareen,” ayuu yiri Mosley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here