Wiil ku nool Baladweyne oo waxbarashada iskaga bixiya lacagta uu ka helo iibinta iyo xanaaneynta qooleyda

0
379
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xuseen Cabdi Aadan waxaa uu ka mid yahay dhaliyarada ku nool magaalada Baladweyne isagoo lacagta uu ka helo iibinta iyo xananeynta qooleyda iskaga bixiya waxbarashada iskuulka.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here