Xaakimka Brazil oo dhul dhigay ganaax dhan $48m saraakiisha iyo shirkadaha dhismaha

0
60

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Garsoore ku sugan Brazil ayaa ku ganaaxay saraakiisha iyo shirkadaha dhismaha R$240m ($48.3m; £38.3m) kadib markii uu dumay dhismo ku yaalla magaalada São Paulo.

Toddobo qof ayaa ku dhintay shilkan sannadkii 2007-dii, kaddib markii uu si lama filaan ah u furmay god aad u weyn, kaasoo liqay dad lugeynayay iyo baabuur.

Shaqaaluhu waxay qodayeen tunnel si ay u kordhiyaan nidaamka metro ee xaafadda Pinheiros markii dhulku go’ayay.

Garsooraha ayaa sheegay in burburka ay sabab u tahay falal “dayacaad” iyo “khatar ah”