Xabsiga guud ee Muqdisho oo xariga laga jaray

0
304

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xabsiga guud ee magaalada  Muqdisho  ayaa maanta si rasm ah xariga looga jaray iyadoo 58 maxaabiis ah  oo ku xirnaa xabsiga Xamar lagu soo wareejiyay xabsiga cusub.

Taliyaha ciidamada Asluubta S/guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa ka waramaya ahmiyadda xabsigan.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Ibraahim Yariisow  ayaa sheegay in xabsiga uu muhiim weyn u lee yahay maxaabiista Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here