Xarun lagu dhaqan celiyo dhalinyarada isticmasha maandooriya oo laga furay Baladweyne.

0
476
Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan  ayaa  Laga Daah furay xarun lagu dhaqan Celinayo islamarkaasina lagu daryeello  dhaliyarada isticmasha maandooriyaha.
Madaxa Dhaqan Celinta Dibu Raxma Camaloow Cali Geedi ayaa Radio Beerlula uga waramay waxyaabaha dhalinyaradan la baro.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here