Xarunta agoonta Boondheere oo lagu wareejiyay agabka Ciida.

0
67

Baladweyne(Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir ayaa xarunta agoonta ee Boondheere ku wareejisay agab loogu talagalay in lagu ciidsiiyo Caruurta.

waxaa in kabadan boqol arday oo kujira xarunta agoonta boondheere lagu warejiyay dharkii ay ku ciidi lahaayeen maalinta ciida.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan .