Xoolo dhaqatada gobolka shabeellaha dhexe ayaa codsaday in laga caawiyo daawooyin looga hortagay cudurada ku dhaca xoolaha

0
460

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xoolo dhaqatada gobolka shabeellaha dhexe ayaa codsaday in laga caawiyo daawooyin looga hortagay cudurada ku dhaca xoolaha.

Qaar ka mid ah xoolo dhaqatada ku nool deegaan hoos taga magaalada jowhar ee gobolka shabeellaha dhexe ayaa sheegay in xiligan cuduro kala duwan ay ku dheceen xoolohooda islamarkana ay u baahan yihiin in daawooyin lagu caawiyo si ay ugu daaweeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here