Xulka Gabadhaha USA oo iska xaadiriyey Final-ka Koobka Adduunka Dumarka

0
337

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xulka Gabadhaha Mareykanka ayaa iska xaadiriyey Final-ka Koobka Adduunka Dumarka2019, kadidb markii ay garaaceen Xalay xulka England.

Gabadha difaacanaya Koobka Adduunka Haweenka ee USA ayaa 2-1 uga adkaaday xulka England, waxaana ay doonayaa inay koobka difaacdaan oo dalkooda dib ugu celiyaan.

Xulka England ayaa isaga haray tartanka Koobka Adduunka Dumarka 2019, halka final-ka tartankan ay gaareen gabdhaha USA oo sugi doona kama dambeysta xulkii soo adkaada Caawa Holland iyo Sweden.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here