Baladweyne ( Radio Beerlula )–Shirkadaha dhismaha ee Maraykanka ayaa sheegaya inay sannadkan u baahan yihiin, illaa nus malyan shaqaale ah,
Shaqaalahaan ayaa looga gol leeyahay daboolidda baahida suuqa ka jirta.
Ururada aan macaash-doonka ahayn ayaa ku doodaya in muhaajiriintii xad-dhaafka ahayd ee dhowaan Maraykanka timi, qaar badan oo ka mid ahi ay dabooli karaan baahiyaha suuqa ka jira.