1000 qoys oo deeq raashiin loogu qaybiyay Muqdisho.

0
51

Baladweyne ( Radio Beerlula )–Hay’adda Sidra oo Wakiil ka ah Dowladda imaaraadka ayaa deeq raashin ah gaarsiisay in ka badan 1000-qoys oo ku sugan Duleedka Muqdisho.

Deeqdan ayaa iskugu jirtay Bur,Bariis Sokor caano iyo saliid waxaana loogu talagalay in ay ku afuraan.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan