Shirkadaha dhismaha ee Maraykanka ayaa sheegaya inay sannadkan u baahan yihiin, illaa nus malyan shaqaale ah,

0
42

Baladweyne ( Radio Beerlula )–Shirkadaha dhismaha ee Maraykanka ayaa sheegaya inay sannadkan u baahan yihiin, illaa nus malyan shaqaale ah,

Shaqaalahaan ayaa looga gol leeyahay daboolidda baahida suuqa ka jirta.

 

Ururada aan macaash-doonka ahayn ayaa ku doodaya in muhaajiriintii xad-dhaafka ahayd ee dhowaan Maraykanka timi, qaar badan oo ka mid ahi ay dabooli karaan baahiyaha suuqa ka jira.