Sara u kac ku yimid Qiimaha Khudaarta Suuqyada Xudur.

0
66

Baladweyne ( Radio Beerlula )–Waxaa Sara u kac laga daremaa Qiimaha qaraha Suuqyada Degmada Xudur

Sara u kaca qimaha qaraha ayaa imaneysa xili lagu gudo jiro bisha barkeysan ee Ramadaan taas oo inta badan said loo isticamlo qaraha.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.