Dowlada hoose Hargeysa oo amar ku soo rogtay ganacsatada wax ku iibiya hareeraha wadooyinka.

0
85

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dolwlada Hoose ee magaalada Hargeysa ayaa soo saray Awaamiir ku socoto dadka ku ganacsada wadooyinka suuqa Waheen ee magaalada Hargeysa.

Dolwlada Hoose ee Hargeysa ayaa ugu baaqday dadka ku ganacsade hareeraha wadooyinka suuqa waaheen inaay baneeyan muda 14 maalin ahne aay halkaas ugu guraan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.