Goobaha waxbarashada Baladweyne oo dib loo furay.

0
20

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Mudo labaatan maalmood oo ay xirnaayeen goobaha Waxbarashada magaalada Baladweyne ayaa dib loo furay kadib markii ay kasoo laabteen fasaxa tobanka dambe Ramadaan iyo fasaxa ciidul fidriga.

Goobaha Waxbarashada dib loo furay ayaa waxa kamid ah Iskuulada, Dugsiyada Qur’aanka, Jaamacadaha , Macaahida culuumta caafimaad iyo luuqadaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.