Olole nadaafadeed oo laga sameeyay magaalada Baraawe.

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Degmada Baraawe Uu horkacaayo gudoomiyaha degmada baraawe Ahna Duqa Degmada Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa daahfuray olole nadaafadeed oo laga sameeynayo magalada.

Waxaa iska kaashanayo ololahan shirkadda Deegan Dhowr maamulka dagmada iyo shacabka xaafadaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here