In ka badan 30 arday oo baratay Shareecada islaamka oo munaasabad loogu qabtay Garowe

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkbadan 30 araday oo baratay Culuumta Shareecada Islaamka islamarkaana ka aflaxday Machadka Khadiija Bintu Khuweylid ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Garoowe.

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Machadka, Culimo udiin, Macallimiin, Waalidiin,Dhallinyaro iyo ardayda munaasabada loo qabtay.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here