Baladweyne (Radio Beerlula)- Hooyo Sahra Tawane Cali waa hooyo Soomaliyeed oo ku nool xaafada Buunda-weyn waxa ay haysataa Gabar shansano jir ah oo bareelis ah aabaha dhalay ayaa ah qof laftirkiisa aanan hayn wax shaqo ah
Warbixintan waxaa soo jeedineysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.