Hooyo heysata gabar 5 jir ah oo ku xanuunsan Baladweyne oo codsatay in lasoo caawiyo

0
240

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hooyo Sahra Tawane Cali waa hooyo Soomaliyeed oo ku nool xaafada Buunda-weyn waxa ay haysataa Gabar shansano jir ah oo bareelis ah aabaha dhalay ayaa ah qof laftirkiisa aanan hayn wax shaqo ah

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here