Natiijooyinka kulammadii laga ciyaaray Champions League

0
252

Baladweyne (Radio Beerlula)- Waxaa xalay la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada saddexaad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21.

Kooxaha Juventus, Barcelona, Manchester United, Chelsea iyo Paris Saint-Germain ayaa ka mid ahaa kooxihii ugu muhiimsanaa ee ciyaaray kulammadii koobka horyaallada Yurub.

GROUP E

Chelsea 3 – 0 Rennes

Sevilla 3 – 2 FC Krasnodar

GROUP F

Zenit St. Petersburg 1 – 1 Lazio

Club Brugge 0 – 3 Borussia Dortmund

GROUP G

Barcelona 2 – 1 Dynamo Kyiv

Ferencvaros 1 – 4 Juventus

GROUP H

Istanbul Basaksehir 2 – 1 Manchester United

RasenBallsport Leipzig 2 – 1 Paris Saint-Germain

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here