Baladweyne ( Radio Beerlula )-Macalin Yaye Yacquub oo ah maamulaha madrasada Al-mustaqiim oo ku taalla xaafadda buundo weyn ee magaalada Baladweyne ayaa radio Beerlula u sheegay inuu isku xilqaamay inuu si lacag la’aan ah uu Quraanka iyo Salaada u baro haweenka da’da ah ee ku nool xaafadda Buunda weyn.
Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud