Baladweyne(Radio Beerlula)-Dhalinyaradan oo ku midoobay magaca Ururka midnimada Hiiraan ayaa qoysaskan oo ku nool kaamka Duugane oo kuyaalla deegaanka Ceeljaalle ee duleedka Baladweyne waxaa ay gaarsiiyeen deeq ay ku anfuraan .
Qoysaskan oo ay saameeysay abaarta ka jirta dalka aya kasoo barakacay deegaano kamid ah gobolka Hiiraan waxaana hada heysta baahiyo ay kamid yihiin Hooy-la’aan ,biyo yari iyo caafimaad daro.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin