Ardey baratay shareecada islaamka iyo luuqada carabiga oo munaasabad loogu qabtay Qardho.

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay Munaasabad aay ku qalin jabinayeen 20 arday oo baratay luuqadda Carabiga iyo Shareecada Islaamka isla markaana ka aflaxday Machadka Al Mustansiriyah

Waxa kaqeyb galay munaasabada maamulka Machadka, Bahda Waxbarashada waalidiin iyo Marti Sharaf kale.

Warbixintaan Waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.