Abaalmarino la guddoonsiiyay ardeyda kaalmaha ka galay tartankii qur’aanka kariimka ee lagu qabtay Baladweyne .

0
38

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkana abaalmarino lagu guddoonsiinayay ardeydii kaalmaha hore ka galay tartanka qur’aanka kariimka ayaa lagu qabtay gudaha masaajidka Al Nuur ee Magaalada Baladweyne.

Ganacsato, bahda waxbarashadda, culumaaudiin, waalidiin, ardeyda ka qeyb galay tartankan iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabaddan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.