Tartanka kubadda cagta bisha Ramadaan oo laga daahfuray magaalada Sallaxley

0
85

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Sallaxley ee maamulka Soomaliland ayaa waxaa laga daah-furay tartan kubada cagta ah ee Bisha ramadaan kaasi oo ay ka qeybgalayaan todaba koxoood oo ka dhisan magaaladaasi.

Tartankaan ayaa waxaa daah furay maayarka magaalada Sallaxley oo aay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan dowladda hoose ee magaladaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiida Aweys Isxaaq.