Afar caruur ah oo qaba xanuunka wadnaha oo loo qaaday dalka Talyaaniga.

0
161

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haay,ada Hormuud Salaam Foundation ayaa 4 caruur ah oo qabo xanunka wadnah  u qaday dalka Talyaaniga si ay u helaan daryeel cafimaad

Caruurtan loo qaday dalka Talyaaniga ayaa horay wax loga qaban wayay gudaha dalka.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.