Agab isboorti oo lagu wareejiyay ururka olombikada gobolka Hiiraan.

0
356

Baladweyne(Radio Beerlula)-Ururka Dhaliyarada Koonfurta iyo Bartamaha somaaliya  ee SOCSOYU ayaa agab isboorti ku wareejiyay ururka olanbikada gobolka hiiraan  iyadoo Agabkan sportis ayaa loogu tara galay 8 kooxood oo heerka koowaad ah oo ka dhisan Baladweyne kuwaasi oo dhawaan loo qaba Doono Tartan kubadda cagta.

Gudoomiyaha Ururka Dhaliyarada Koonfurta iyo Bartamaha Somaaliya ee
SOCSOYU Maxamed Warsame Sandhool ayaa Radio Beerlula uga waramay
waxyaabha aay ka koobanyihiin agabkan ay ku wareejiyeen  ururka
olanbikada gobolka hiiraan.

Gudoomiyaha Ururka Olombikada Gobolka Hiiraan Cali maxamad Cabdi
raaxooy  oo la hadlay Radio Beerlula ayaa ka mahad celiyay.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here