Baladweyne iyo gobollada dalka oo looga diyaar garoobay imtixaanka shahaadiga oo beri bilaaban doona.

0
322

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ardeyda ku nool gobolka Hiiraan iyo gobollada  kale ee dalka ayaa diyaar garow ugu jira markale inay ka qeyb galan imtixaanka shahaadiga dugsiyada sare kaasoo bilaaban doona 27-ka bishan May oo ku beegan maalinta beri ah.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here