Bandhiga calafka xoolaha oo lagu qabtay magaalada Ceerigaabo.

0
62

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo horumarinta reer miga Soomaliland ayaa magaalada Ceerigaabo ku qabatay Bandhiga carwada Calafka Xoolaha.

Bandhigan ayaa waxaa lagu bandhigay waxyaabo kala duwan oo calafka xoolaha ah

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.