Harqaanada lagu talo dharka ee Baladweyne oo laga dareemayo mashquul xoogan oo ku saabsan ciidda.

0
44

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Goobaha lagu talo dharka ama Harqaanka ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemaya mashquul badan iyadoo dhalinyaradan ku shaqeysta xirfadda farsamada gacanta ee xarqaan ay fursad u tahay maalmahan maadama lacago badan ay ka sameeyaan.

dharka ay tolyaan Dhalinyaradaan waxaa kamid ah Xijaabada dharka fashiyoonka iyo baatiga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.