Ardey abaalmarino lagu guddoonsiyay magaalada Boosaaso.

0
77

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka iskuulka imaamul shaafici ee magaalada Bosaaso ayaa Xaflad abaal marin ah u qabtay ardayda kaal maha hore ka galay imtixaanka Bilaha ah ee iskuulkaasi.

Munaasabada ardayda lagu abaar marinayay ayaa waxaa ka qeeyb galay xildhibaano ka tirsn golaha degaanka bosaaso maamulka iskuulka iyo walidiin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq