Cayayaan fara ban ku haya beeraha deegaanka Goobweyn ee gobolka jubadda hoose.

0
63

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Haweenka beeralayda ah ee ku nool Deegaanka Goobwayn ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa fatahaadi El-nino ka dib hada bilaabay inay dib u Tabcadaan beerahoodi.

Beeralayda Goobwayn ayaa dalagyada ay tabcadeen waxaa dhiibaato ku haya cayayaan cunaya dalagyada kala duwan sida yaanyada Galayda iyo kuwa kale oo badan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaao Aadan Xuseen.