Barakacayaal ku sugan magaalada Kismaayo oo biyo dhameyn loo sameeyay.

0
310

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasaarada biyaha iyo macdanta dowlad goboleedka jubaland ayaa biyo dhaamin  u sameysay qoysaska danyarta ah oo ku jira xeryaha  barakacayaasha ee magaalada kismaayo.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here