Barnaamij ku saabsan awooda xogta istaatikada qaranka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
73

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Istaatistikada Qaranka ayaa magaalada Muqdisho ku soo Bandhigtay Barnaamijka Wada-hadal Qaran oo ku saabsan awoodda xogta Istaatistikada iyo Iskaashiga.

Furitaanka barnaamijkan waxaa ka qeybgalay wasiiro ,xildhibaano iyo madax kamid ah Hay’adda Istaatistikada Qaranka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin