Ardey abaalmarino lagu guddoonsiyay magaalada Muqdisho.

0
44

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo gaba-gabeenayay Tartanka Quraan Aqriska Bisha Ramadaan ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Tartankaan oo mid sanadle ah ayaa waxaa taaba-geliya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir waxaana ku tartamay ardey ka kala socday Dugsiyadda Quraanka Kariimka ee Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.