Boqolaal Qaxooti Soomaaliyeed ah oo ku nool Xerada dhagaxley oo la’ Masjid ay ku tukadaan.

0
57

Xaafada Buulo Barwaaqo oo ka tirsan Xerada qaxootiga dhagaxleey ayaa waxaa kajira baahiyo dhanka masaajida .

Shacab aad utira badan oo ku nool xeradaasi kuwaa oo ka kala yimid meelo kala duwan ayaa ka cabanaya meel ay ku oogaan salaada cilmigane loogu aqriyo caruurta.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan