Haween abuurtay fursado ganacsi inta lagu guda jiro bisha Ramadaan oo ku nool Baydhabo.

0
70

Haweenka beeralayda ah ee ku nool Deegaanka Goobwayn ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa fatahaadi El-nino ka dib hada bilaabay inay dib u Tabcadaan beerahoodi.

Beeralayda Goobwayn ayaa dalagyada ay tabcadeen waxaa dhiibaato ku haya cayayaan cunaya dalagyada kala duwan sida yaanyada Galayda iyo kuwa kale oo badan.

Warkan waxaa inoo haya Xawo Aadan Xuseen.