Barnaamij loogu talagalay caymiska Caafimaadka oo laga daah furay Burco

0
36

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ayaa laga daahfuray Barnaamij loogu talagalay caymiska Caafimaadka gaar ahan  adeegyada dareyeele  iyo taakulo.

Daahfurka caymiska Caafimaadka ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Magaalada Burco , dhaqaatiir , mas’uuliyiin ka socotay Shirkada wadaag  iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey