Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

0
31

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiin katirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa  ka qeyb galay olole nadaafadeed  oo laga sameyay degmooyinka gobolka banadir

degmooyin ololahaan laga fuliyay ayaa waxaa ka mid ahay boondhere yaaqshid shibis iyo degmooyin kale oo ka tirsa  gobolka banadir.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen