Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka hadal heynta baraha ee Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara iyo Sacdiyo Maxamed Maxamuud.