Barnaamijka Tubta Nabadda qeybta 386-aad

0
44

Baladweyne(Radio Beerlula)-Barnamijka Tubta nabadda waxa uu ku saabsanyahay Qaybo badan oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed, waxaa halis ku haya miinooyinka iyo waxyaabaha qarxa, hadaba sidee dhibaatadaas wax looga qaban karaa.